Qarax khasaare geystay oo caawa ka dhacay deg. Balcad & Wararkii ugu dambeeyey

Qarax ayaa caawa ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe kaasoo geystay khasaare nafeed sida ay sheegayaan wararka degmadaas naga soo gaaraya. Qaraxan oo loo adeegsaday miino la geliyey meel waddo ah ayaa waxaa lala beegsanayey ciidamo ka tirsan dowlada oo ku sugnaa goob aan ka fogeyn goobta qaraxu ka dhacay. Goob-joogayaal ayaa sheegay … Continue reading Qarax khasaare geystay oo caawa ka dhacay deg. Balcad & Wararkii ugu dambeeyey